Warqadda xiriirrada
Lambarrada 0800 waa bilaash marka laga diro telefoonada waddooyinka ama kuwa guryaha, laakiin telefoonada gacanta qaarkood bilaash ma aha.
Hackney Homes (Guryaha Hackney)
- Weydiimaha Guud 020 8356 3000
- Xarunta Xiriirka Guryaha (oo ay ku jiraan hawlaha gaaska) 020 8356 3691
Waxaad wici kartaa 24 saac maalintii, 7 maalmood usbuucii. - Xafiisyada Xaafadaha
- North East: Stamford Hill and Clapton 020 8356 6500 Isn-Jim 9am-5pm
- North West: Stoke Newington 020 8356 6152 Isn-Jim 9am-5pm
- Homerton 020 8356 7800 Isn-Jim 9am-5pm
- De Beauvior and Queensbridge 020 8356 6600 Isn-Jim 9am-5pm
- Shoreditch 020 8356 6705 Isn-Jim 9am-5pm
- Xafiiska Wayn ee Hackney Homes, Christopher Addison House, 72 Wilton Way, London E8 1BJ
- E-mail
Shaqaalaha Hackney Homes badankood waxaad e-mail ahaan ugula xiriiri kartaa adigoo magacooda habkaan u dhiga: magacahore.magacadambe@hackneyhomes.org.uk
Haddii mid shaqaalaha ka mid ahi uu xafiiska ka maqan yahay waxaad helaysaa jawaab duuban. Jawaabtu waxay kuu sheegaysaa marka qofkaas la heli karo iyadoo ku siinaysa magaca qof kale oo aad la xiriiri kartid haddii arrinkaagu degdeg yahay. - Kooxda ka Qaybgelinta Kireystaha 020 8356 7845
- Kooxda Cabashooyinka 020 8356 5022
housing.complaints@hackneyhomes.org.uk
Corporate Complaints, Hackney Homes, Clapton Neighbourhood Office, 136-142 Lower Clapton Road, London E5 0QD - Gadashada gurigaaga 020 8350 5000
- Bogga internetka www.hackneyhomes.org.uk
Waxaad noola soo xiriiri kartaa inaad soo gashid boggayaga internetka oo buuxisid foomkayaga weydiimaha. Internet bilaash ah waxaad ka geli kartaa Maktabadaha waawayn ee Degmada.
Hackney Council (Degmada Hackney)
- Weydiimaha Guud 020 8356 3000
- Kirooyinka Iyo Gunnooyinka:
Xafiisyada Lacagta:
- 2 Hillman Street, Hackney, London E8 1FB (aqalka degmada dhabarkiisa) Isn-Jim 9am-4.30pm
- 24 saac khad furan 020 8356 5050
- Xarunta Xiriirka Maaliyadda 020 8356 3000 Isn-Jim 9am-4.30pm
Canshuurta Degmada 020 8356 3154 - Guurista:
Kooxda Dib-u-dejinta 020 8356 5759 - Meelaha kale:
Xarunta Xiriirka Maaliyadda (oo ay ku jiraan cabashooyinka, macluumaadka xildhibaanka, Diiwaannada, cabashooyinka iwm) 020 8356 3000
Hackney Choice (CBL) 020 8356 2135
Talooyinka Guryaha & Guri la’aanta 020 8356 2929
Dayactirka Jidadka Waawayn (oo ay ku jiraan nalaynta wadooyinka) 020 8356 2897
Soo sheegista qaylada 020 8356 4455
Weydiimaha Baabuur Dhigashada 020 8356 8877
Mareynta Qashinka (oo ay ku jiraan qashinka, la dagaallanka cayayaanka iyo dib-u-isticmaalka) 020 8356 6688
TMO Offices (Xafiisyada TMO)
- Clapton Park TMO: Isn, Arb, Kham, Jim 9am-5pm, Tal 9am-7pm, Sabti bil kasta u horreysa 10am-2pm
weydiimaha kirada iyo dayactirrada maalinta 020 8356 6300
degdeg shaqada laga baxay 0800 175 7275 - Cranston TMO: Isn, Arb, Kham, Jim 8.30am-5pm, Tal 12pm-7pm
weydiimaha kirada iyo dayactirrada maalinta 020 7684 6873
degdeg shaqada laga baxay 0800 328 1955 - Lordship South TMO: Isn-Jim 9am-5pm
weydiimaha kirada iyo dayactirrada maalinta 020 8211 8363
degdeg shaqada laga baxay 020 8356 2300 - Suffolk Estate TMO: Isn, Tal, Kham, Jim 9.30am-12.30pm, 2-4pm, Arb 9.30am-12.30pm
weydiimaha kirada iyo dayactirrada maalinta 020 7923 3774
degdeg shaqada laga baxay 020 8356 2300 - Tower TMO: Isn-Jim 10am-12pm, 2-4pm
weydiimaha kirada iyo dayactirrada maalinta 020 7254 8314
degdeg shaqada laga baxay 020 8356 2300 - Wick Village TMO: Isn, Tal, Kham 9am-1pm, 2-4.45pm, Arb 1-5pm, Jim 1.30-5pm
weydiimaha kirada iyo dayactirrada maalinta 020 8533 4311
degdeg shaqada laga baxay 020 8523 2211 - Wyke Estate TMO: Isn-Jim 9am-5pm
weydiimaha kirada iyo dayactirrada maalinta 020 8533 6077
degdeg shaqada laga baxay 020 8356 2300 - Arden TMO: Isn-Jim 9am-5pm
weydiimaha kirada iyo dayactirrada maalinta 020 7739 7075
degdeg shaqada laga baxay 020 8356 2300 - Wenlock Barn TMO: Isn-Jim 9am-5pm
weydiimaha kirada iyo dayactirrada maalinta 020 7253 2371
degdeg shaqada laga baxay 020 8356 3691
Emergencies
- Gaas: Daadashada – National Grid (Gas) 0800 111999
- Lumista Xoogga Korontada (eeg biilkaaga)
- Booliska/Dabka/Ambalaaska – degdegga 999
- Adeegga Hawlaha Bulshada Degdegga ah 020 8356 2300
- Bullaacadaha Hoose (Thames Water) 0845 920 0800
